Dowlada Soomaaliya oo beri fasaxday Shaqaalaha kala duwan ee Dowlada

Wasaarada Shaqada iyo Arimaha bulshada Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in beri oo arbaco ah kuna beegan 1-da bisha May la fasaxay dhamaan shaqaalaha dowlada Soomaaliya. Wasiirka Shaqada iyo Arimaha bulshada Xukuumada Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa ayaa sheegay in shaqaalaha dowlada beri loo fasaxay munaasabada maalinta caalamiga ee shaqaalaha aduunka. Sadiiq Warfaa ayaa shaqaalaha Soomaaliyeed u … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo beri fasaxday Shaqaalaha kala duwan ee Dowlada